Talo bixin waafi ah.

Macaamiilkeena qaaliga ahow waxaan isku dayeeynaa inaan kaa caawino waxyaalo badan oo caafimaadkaada ku saabsan kadib markaan ku wareeysano, waxaa laga yaabaa inuu allaha na waafajiyo talo wanaagsan ood ku dawoowdo, inagoo kaashaneeyna Allah iyo aqoonteenaba.  

Hadaba talooyinka aan ku siino isku day sidaan kuugu sheegno inaad u qaadato oo aadan yareeysanin, waxaa xarunteena kuugu diyaarsay shaqaale khibrad u leh talooyinka caafimaadkaada. Mahadsanidiin.