Walaalayaal toobinka waxaa uu soo saaraa dhiiga xun iyo xinjiraha, hadaba hadaad cunto daawooyinka aan kor ku sooxusnay waxaad khatar galineeysaa nafsadaada, hadaba ha fududeeysanina walaalayaal.

Hadii aad naga qariso intaan ku waydiino waxii ka yimaada adigaa masuuliyadeeda iska leh.